Kooxda tababare Unai Emery ayaa doonaysa in joogtayso guulaheeda maadaama ay 6-dhibcood shaqaysteen 2-di kulan ee u danbaysay.

Gunners ayaan si wacan kubilaaban Premier League iyaga oo laba guul darro oo is xigta kaqaatay kooxaha Man City Iyo Chelsea.

Haddaba halkan ayaan idinkugu soo gudbin doonnaa xaqiiqooyin kusaab kulankan.

Todobaadka 5-aad EPL: New Castle Vs Arsenal Sabti 15 Sep, 5:00 galabnimo xiliga geeska Afrika).

Arsenal ayaa guuleesatay labo ka mid ah 3-kulan ugu dambeesay EPL safar ahaayeen waxayna rabaan markaan inay guuleestaan kulankoodii labaad oo xariir ah inay safar kusoo guuleestaan sidaas inay sameeyaan waxaa ugu dambeesay May 2017.

Arsenal waxaa laga dhalinaayay ugu yaraan 2-kulan lix ka mid ah 7-kulan ugu dambeesay ay safar ahayd.

Sadaashada kulankan:
New Castle 2-1 Arsenal (BBC)
New Castle 0-1 Arsenal (WhoScorred)
New Castle 1-1 Arsenal (Gool.net).

QALINKII: USTAAD ZAKARIE ABDI.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR