Ciyaaertan oo ah mid aad loo wada sugayo ayaan halkaan idinkugu soo gudbin doonna xaqiiqooyin muhiim ah oo ku saabsan kulanka.

Todobaadka 5-aad EPL: Tottenham Vs Liverpool (Sabti 15 Sep, 2:30 duhurnimo xiliga geeska Afrika).

22-rigoore ama gool ku laad ayaa la dhigay kulamada labadan naadi cayaaraan waana rigoorooyinka ugu badan labada naadi EPL ku kulmaan loo dhigo.

Kane 5-gool ayuu Liverpool ka dhaliyay 7-kulan EPL uu wajahay sidoo kalena Salah 5-gool ayuu Spurs ka dhaliyay 7-kulan rasmi ah uu wajahay.

Liverpool taariikhda labo jeer ayay horey u sameesay 5-kulan ugu horeyso horyaalka Ingiriiska inay guuleesato waana xili cayaareedyada 1978-79 & 1990-91.

Sadaashada kulankan:

Spurs 1-1 Liverpool (BBC)
Spurs 2-2 Liverpool (WhoScorred)
Spurs 1-2 Liverpool (Gool.Net)

Adigana sadaashaada ka dhiibo kulankan.

QALINKII: USTAAD ZAKARIE ABDI.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR