Arsenal ayaa doonaysa in ay sii wadato guulaheeda xiriirka ah marka ay wajahdo kooxda tababare Jose Mourinho ee Man United.

Jose Mourinho ayaana lasoo shirtagay shax ay ka maqanyihiin xidigaha Romelu Lukaku iyo Pogba kuwaas oo soo fariisan doona kaydka.

Man Utd XI: De Gea, Dalot, Bailly, Smalling, Rojo, Darmian, Herrera, Matic, Lingard, Rashford, Martial.

Arsenal XI: Leno, Bellerin, Mustafi, Sokratis, Holding, Kolasinac, Torreira, Guendouzi, Ramsey, Iwobi, Aubameyang.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR