(England) 16 Maajo 2018. Waxaa lasoo saaray xidigaha u matali doona xulka qaranka England koobka aduunka 2018 ee lagu qaban doono dalka Russia.

Xidigo badan ayaa iska waayay liiska aadi doono dhulka qaboobaha badan ee Russia.

Macalinka xulka Egland Gareth Southgate ayaa u yeeray xidiga daafaca kaga ciyaara kooxda joogta fiinalaha Champions League ee Alexander-Arnold da’yarkan ayaana nasiib u yeeshay inuu xirto maaliyada xulka sadaxda libaax

Halka isagana nasiib uyeeshay daafaca katirsan Tottonham Tripper kaas oo sanadkaan qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay.

Halka Qadka dhexe laga wayay xidiga uu dhaawaca hareeyay ee ka tirsan kooxda Arsenal Jack Wilshare kaas oo an lagu darin xulka sadaxda libaax.

Lkn magaca ugu wayn ee laga waayay xulka waa shabaq ilaaliyaha kooxda West Ham amaahdana kaga maqan kooxda Manchester City ee Joe Hart kaas oo boos kiisa loo magacaabay goolhayaha kooxda Stoke Nick Pop kaas oo markii ugu horeesay nasiib uyeeshay inuu xulkiisa matalo.

Hadaba Liiska Xidigaha England Ee  Lasoo Magacaabay Oo Dhamaystiran:

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR