Waxaa caawa la samaynayaa isku aadka wareega saddexaad ee FA Cupka iyada oo ay wareegan ku soo biiri doonaan kooxaha waa wayn ee Premier League.

Kadib markii ay kooxaha heerarka hoose ee England dagaal adag ku soo jireen ee wareegyadii hore, waxaa caawa 10:00 habeenimo ee saacada Geeska Afrika la samayn doonaa isku aadka wareega saddexaad ee FA Cupka.

Kooxaha Premier Leauge ayaa wareegan ku soo biira waxaana hadda si rasmi ah loo shaaciyay lambarada ay kaga qayb gali doonaan isku aadka FA Cupka iyada oo ay 64 kooxood wareegan qayb ka yihiin.

Difaacii hore ee Manchester City ee Micah Richards iyo halyayga Arsenal ee Tony Adams ayaa samayn doona isku aadka wareega saddexaad ee FA Cupka iyada oo kulamadan la ciyaari doono bilaga January ee sanadka cusub ee 2020.

Advertisements

Haddaba halkan kaga bogo dhamaan kooxaha qaybta ka ah isku aadka caawa la samaynayo ee FA Cupka iyo mid kastaaba lambarka ay isku aadkan kaga qayb gali doonto.

1 AFC Bournemouth
2 Arsenal
3 Aston Villa
4 Barnsley
5 Birmingham City
6 Blackburn Rovers
7 Brentford
8 Brighton & Hove Albion
9 Bristol City
10 Burnley
11 Cardiff City
12 Charlton Athletic
13 Chelsea
14 Crystal Palace
15 Derby County
16 Everton
17 Fulham
18 Huddersfield Town
19 Hull City
20 Leeds United
21 Leicester City
22 Liverpool
23 Luton Town
24 Manchester City
25 Manchester United
26 Middlesbrough
27 Millwall
28 Newcastle United
29 Norwich City
30 Nottingham Forest
31 Preston North End
32 Queens Park Rangers
33 Reading
34 Sheffield United
35 Sheffield Wednesday
36 Southampton
37 Stoke City
38 Swansea City
39 Tottenham Hotspur
40 Watford
41 West Bromwich Albion
42 West Ham United
43 Wigan Athletic
44 Wolverhampton Wanderers
45 Blackpool
46 Portsmouth
47 Shrewsbury Town
48 Coventry City or Ipswich Town
49 AFC Fylde
50 Tranmere Rovers
51 Oxford United
52 Exeter City or Hartlepool United
53 Eastleigh or Crewe Alexandra
54 Forest Green Rovers or Carlisle United
55 Solihull Moors or Rotherham United
56 Gillingham
57 Rochdale or Boston United
58 Peterborough United
59 Burton Albion
60 Newport County
61 Fleetwood Town
62 Port Vale
63 Northampton Town
64 Bristol Rovers or Plymouth Argyle

Advertisements

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR