xulka qaranka Belgian ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu u gudbay wareega 16-ka koobka aduunka 2018, kadib markii ay guul soo gaareen labadii kulan ay soo ciyaareen.

“Waxay noqon doontaa fursadii ugu dambeesayuu  xulka qaranka Belgian ay u heysato ku guuleysiga koobka aduunka, marka loo fiiriyo xidigaha haatan ku sugan, waxaa suuragal ah in ay qaar kood ku dhawaaqaan ka fariisashada ciyaaraha caalamiga ah kadib koobka aduunka”.

“Koobkii aduunka ee lasoo dhaafay jaradeena aad ayay u wanaagsaneed laakiin waan ka harnay, sidaas darteed haaan waxaan isku dayi doonaa inaan soo bandhigno wax walba ee awoodeena ah si aan ugu guuleysano”.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR