Ciyaartan oo ah mid aad u adag kana tirsan wareegga afar dhammaadka koobka adduunka ayaa ladaawan doonaa sagaalka fiidnimo ee xilliga geeska afrika waxaana labadan midkii soo gudbaa kama danbaysta ku wajihi doonaa xulka France oo xalayto iska xaadiriyay kadib markii ay ka taqalluuseen Belgium haddaba waa tan shaxda rasmiga ah ee labadana waddan.

ENGLAND

GOOL HAYE: Pickford

DAAFACYADA:Walker, John Stones, Harry Miguire

QADKA DHEXE: Trippier, Henderson, Delli Alli, Lindgard, Ashley Young

WEERARKA: Raheem Sterling, Harry Kane

CROATIA

GOOLA HAYE: Danijel Subasic

DAAFACYADA: Sime Vrsaljko, Dejan Lovren, Domagoj Vida, Ivan Strinic

QADKA DHEXE: Ivan Rakitic, Marcelo Brozovic, Luka Modric

WEERARKA: Ante Rebic, Mario Mandzukic, Ivan Perisic

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR