Waxaa Lagu Dhawaaqay Safafka Rasmiga Kulan Adag ee U Dhaxeeya Kooxaha Brighton & Hove Albion Vs Liverpool oo soo dhici Doona Maqribka.

kooxda Hogaamineysa Horyaalka Engand Ee Liverpool ayaa Dooneysa in ay caawa sii dheereestaa Hogaaminta Horyaalka Waxayna Doonayaan in ay guuleestaan Kulankaan.

Hal Guuldaro oo qura ayaa Ku Dhacday kooxda uu hogaamiyo Klopp Markaas oo ay Man City Ka Jibisay Rikoorkooda Guuldaro la’aanta.

Safka Rasmiga Kooxda Brighton & Hove Albion: Button; Montoya, Duffy, Dunk, Bong; Gross, Stephens, Pröpper; March, Locadia; Murray.

Safka Rasmiga Kooxda Liverpool:  Alisson; Alexander-Arnold, Fabinho, van Dijk, Robertson; Henderson, Wijnaldum; Shaqiri, Firmino, Mané; Salah.

Hadaba Maxaa U Rajeynee Kooxda Liverpool?

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR