Waxaa goor dhow la baasatay ciyaartii koowaad ee kullamada labaad ee Group H.

Xulalka qaranka Japan iyo Senegal ayaan is fara saaray xilli mid walbo uu si gaar ah u doonayo inuu adkaado si uu ugu gudbo wareegga 16-ka.

Senegal ayaa kasoo adkaatay Poland halka Japan ay soo dharbaaxday Colombia.

Haddaba waa kuwan safafka rasmiga ah ee  kusoo billlaabanay ciyaarta:

Japan: Kawashima; Sakai, Yoshida, Shoji, Nagatomo; Shibasaki, Hasebe, Kagawa, Haraguchi, Inui; Osako.

Senegal: K.N’Diaye; Wagué, Sané, Koulibaly, Sabaly; Alfred.N’Diaye, Gueye, P.N’Diaye; Mané, Niang, Sarr.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR