Alshabaab ayaa dagmada Ceelbuur kusoo bandhigtay Ciidamo ay sheegeen in ay kasoo goosteen dowladda Federaalka oo ay isku soo dhiibeen Maamulka Alshabaab ee Gobolka Galgaduud.

Shabaab waxa ay sheegteen in Ciidanka oo gaaray 5 Askari iyo hubkooda ay kasoo goosteen dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ay ka howlgali jireen.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR