(Premier League) 12 Jan 2019. Kooxaha Brighton Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha Brighton Vs Liverpool:

Brighton: David Button, Montoya, Dunk, Duffy, Bong, Stephens, Propper, March, Gross, Locadia, Murray

Liverpool:  Alisson, Robertson, Van Dijk, Fabinho, Alexander-Arnold, Henderson, Wijnaldum, Shaqiri, Mane, Salah, Firmino

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR