Kooxda Chelsea ayaa maanta marti u ah dhigeeda Liverpool iyaga oo diyaar u ah inay markale Reds ka qasaan hanashada horyaalka sidii ay horeba ugu sameeyeen mudo shan sano kahor ah.

Kulankan ayaa kusoo beegmaya iyada oo Liverpool maanka ku haysa helista saddexda dhibcood si ay ugu sii dhawaadaan hanashada horyaalka halka Chelsea ay doonayso inay sii xoojiso hammigeeda afarta kaalmood ee sarre.


Klopp ayaa daafaciisa dhexe kusoo bilaabay Matip isaga oo keydka ku celiyay Lovern halka Sarri uu jamaahiirtiisa ka yaabsaday isla markaana uu weerarkiisu kusoo daray Hudson Odoi isla markaana keydka dhigay Higuain.

Shaxaha Kulankan Ee Labada Kooxood:


Liverpool XI: Alisson, Matip, Van Dijk, Arnold, Robertson, Keita, Henderson Fabinho, Salah, Mane, Firmino

Keydka: Mignolet, Lovern, Wijnaldum, Milner, Sturridge, Shaqiri, Origi

Chelsea XI: Kepa, Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Emerson, Jorginho, Loftus-Cheek, Kante, Hazard, Willian, Hudson Odoi

Keydka: Caballero, Christensen, Barkley, Kovacic, Higuain, Pedro, Giroud

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR