(Moscow) 24 Juunyo 2018 Xulalka Poland iyo Colombia ayaa soo saaray shaxda kulanka ay ciyaari doonaan goor dhaw.

Tababaraha xulka Colombia ayaa ku soo bilaabay caawa James Rodriguez kaas oo uu keydka galiyay kulankii Japan.

Labada xul ayaa guul daro ku bilowday kulankii hore, wuxuuna mid walba raadinayaa guushii ugu horaysay ee koobka adduunka 2018.

Shaxda Poland vs Colombia:

Gool FM

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR