Ciyaartan oo ah kulanka ugu horreeya ee laga ciyaari doono horyaalka Premier League xilli ciyaareedka cusub ayna isku wajii doonaan kooxaha Man United iyo Leciester ayaa soo dhici doona 10:00 habeennimo ee caawa xilliga geeska afrika oo ay naga xigaan kaliya qadar daqiiqado ah.

Tababare Jose ayaa shaxda kusoo bilaabay xidiga waayadanba lala xiriirinayay kubiiritaanka Barcelona ee Poul Pogba oo hogaaminaya xidigaha qadka dhexe ee United, isaga oo kusoo galay hannaanka 4-3-3, halka macallinka Leceister oo kusoo gali doono shaxda 4-2-3-1.

Haddaba halkan ka eeg shaxda labada kooxood oo dhammaystiran:

MANCHESTER UNITED.

GOOL HAYE: Degea.

DAAFACYADA: Darmian, Bailey, Lindelof, Shaw.

QADKA DHEXE: Fred, Pogba, Perriera.

WEERARKA: Juan Mata, Rashford, Sanchez.

LECIESTER CITY.

GOOL HAYE: SCHEMIECEL

DAAFACYADA: Amartey, Wes Morgan, Maguire, Chilwell

QADKA DHEXE: Adrien Silva, Ndidi, Maddison

WEERARKA: Gray, Perriera, Iheanacho.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR