Macallinka reer Spain ee maamula Gunners ninka lagu magacaabo Unai Emery ayaa shaaca kaqaaday in kooxdiisu ayaan iibin doonin weeraryahnka England Danny Welbeck.

Xidigan ayaa lala xiriirinayay inuu isaga dhaqaaqi doono Emirates kadib markii uu shaqada katagay Arsene Wenger.

Wargayska  Various ayaa sheegaya  in Macallinkan reer Spain uusan kooxda kadiri doonin xidigan heerka caalami ee reer England kaas oo xiisa ka helayay kooxo badan oo kadhisan Premier League.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR