(Russia) 11 Luulyo 2018. Eden Hazard ayaa ka hadlay guuldaradii 1-0 ahayd ay xalay kala kulmeen xulka qaranka france, kadib markii ay ka hareen koobka aduunka.

Kabtanka xulka qaranka Belgium ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay sida uu kaga carooday qaab difaafashada ay sameeyeen xulka qaranka France inta kulanka uu socday.

“Way ficnaan lahayd hadii aan la kulmi lahayn guuldaro, si aan kaga guuleysano France”.

“Balse France waxay sameeyeen difaacasho xoogan, weyna guuleysteen, Waxaan awoodi weynay inaan dareeno meelaha ay ka liitaan”.

“Waxaan bixinay qaab ciyaareed fiican, waxaan aduunka tusinay inaan nahay koox weyn,

“Waxaana kufaraxsanahay inaan ka mid noqdo xulkan”.

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR