Waxaa saaka dib xuriyadiisa u helay weriye Cabdi Maalik Coldoon oo ku xirnaa magaalada Hargeisa, Somaliland.

Coldoon waxaa uu xirnaa sanad ka badan iyada oo loo xiray inuu taageero wadajirka iyo midnimada waqooyi iyo koonfur.

Sii-deyntiisa ayaa timid 2 maalin kadib markii baarlamaanka midowga Yurub ay codsadeen in in shuruud la’aan loo sii daayo.

Goobjoog News

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LLIKE OUR FACEBOOK PAGE