(Europe) 08 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ku dabaal degay kooxdiisii hore ee Manchester United ciyaartii xalay inkastoo Juventus looga adkaaday 2-1.

Xiddiga reer Portugal ayaa gool caaqibo leh ka dhaliyay Red Devils, wuxuuna u dabaal degay si aan weli la fahmin waxa uu ka waday oo wuxuu soo saaray calooshiisa isagoo muujinaya six pack.

Jesse Lingard ayaa Baraha Bulshada uga soo jawaabay Sawirka Ronaldo isagoona soo dhigay mid la mid ah oo uu caloosha banneystay.

Laacibka reer England ayaa soo raaciyay qoraal yar uu dadka ku waydiinayo labadooda midka ku leh???

Haddaba isku EEG, midkee ku leh??

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR