(Moscow) 11 Luulyo 2018 Xulka qaranka Croatia ayaa gaaray Final-ka koobka adduunka kadib guul 2-1 ah oo ay ka gaareen Ingiriiska.

Mario Mandzukic ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta goolka guusha u dhaliyay xulkiisa Croatia.

FIFA ayaa u dooratay Ivan Perisic xiddigii ugu fiicnaa ciyaarta maadaama xulkiisa uu ka caawiyay inuu dib ugu soo laabto ciyaarta oo ugu danbayn uu guul gaaro.

Gool FM

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR