NAIROBI(HALBEEG)-Wargeyka Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa sheegay in maxakad lasoo taagay labo arday oo kamid ah ardayda wax ka barata Jaamacadda Jomo Kenyatta kaddib markii lagu eedeeyay in ay jabsadeen bangi ku yaalla dalkaas kana qaateen malaayiin shilinka Kenya ah.

Antony Mwangi Ngige, oo 23 jir ah, iyo Ann Wambui Nyoike, oo 21 jir ah, ayaa loo heystaa in iyaga oo adeegsanaya farsamooyin teknoolajiyadeed ay 220,000 oo dollar ay ka qaateen bangiha NCBA.

Ardaydan ayaa dhigta kulliyadda Beeraha iyo Teknolojiyada ee Jaamacadda Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi.
Arrintan ayaa la sheegay inay dhacday bishii la soo dhaafay.


Post Views:
28

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US