Booliiska magaalada Winnipeg ee waddanka Canada ayaa xabsiga dhigay laba qof oo ku eedaysan dilka wiil Soomaaliyeed.

Marxuum Maxamed Yuusuf Abiikar ayaa sannad iyo hal bil ka hor lagu dilay magaalada Winnipeg xilli uu fasax ku joogay.

Dadka loo qabtay kiiskan oo aan Soomaali aheyn ayaa loo heystaa darajada koowaad ee dilka.

Booliiska Canada ayaa laga soo xigtay in baaritaan dheeriya lagu samaynayo labada eedaysane.

PUNTLAND POST

The post Booliiska Canada oo laba eedaysane u qabtay dilka wiil Soomaaliyeed appeared first on Puntland Post.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US