Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir Party waxa uu War-saxaafadeed ka soo saaray Xubnaha Guddiga Adeegga Garsoorka ee ay Xukuumadda Federalka ee Kalsoonida lagala laabtay ay dhawaan soo magacaabeen.

Siyaasiga CC Warsame oo Mucaarad ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu Bartiisa Facebook soo dhigay War-saxaafadeed uu ku naqdinayo Magacaabistaasi iyo Awoodda Xukuumadda Federaalka.

“Xukuumad dhacsan Xil ma magacaabi karto” ayuu yiri, wuxuuna sii raaciyey inay Xukuumad haysata Sharciyadda Barlamaanka awoodi karto inay soo magacowdo 3 Xubnood oo ka mid ah 8-da Xubnood ee Golaha Adeegga Garsoorka yihiin Sharci-darro.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Xisbiga CC Shakuur.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US