(Muqdisho) 19 Luulyo 2020. Qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka goofm.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan shacabka Muslimiinta ah ee caalamka guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caafimaad, nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan.

Kulla caam wa antum bi alfi khayr.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US