Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega 3-aad ee FA Cuup-ka iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh.

Kooxaha waaweyn ee Arsenal, Chelsea, Liverpool, Man City, Man United iyo Tottenham ayaa ogaaday kooxaha la ciyaari doonaan kulamadooda ugu horeeya ee wareega 3-aad.

Kooxda Liverpool ayaa booqan doonta Aston Villa iyaga oo ku ciyaari doona garoonkii 7 gool looga badiyay premier League.

Dhanka kale Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Newcastle United halka ay chelsea la ciyaari doonto kooxda Morecambe.

Kooxda Man City ayaa dhankeeda la ciyaari doonta kooxda Birmingham City halka Man United la ciyaari doonto kooxda Watford.

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku aadka wareega 3-aad ee FA Cuup-ka:

Huddersfield Town vs Plymouth Argyle
Southampton vs Shrewsbury
Chorley vs Derby County
Marine vs Tottenham
Wolves vs Crystal Palace
Stockport County vs West Ham
Oldham Athletic vs AFC Bournemouth
Manchester United vs Watford
Stevenage vs Swansea City
Everton vs Rotherham United
Nottingham Forest vs Cardiff City
Arsenal vs Newcastle United
Barnsley vs Tranmere Rovers
Bristol Rovers vs Sheffield United
Canvey Island/Boreham Wood vs Millwall
Blackburn Rovers vs Doncaster Rovers
Stoke City vs Leicester City
Wycombe Wanderers vs Preston North End
Crawley Town vs Leeds United
Burnley vs MK Dons
Bristol City vs Portsmouth
QPR vs Fulham
Aston Villa vs Liverpool
Brentford vs Middlesbrough
Manchester City vs Birmingham City
Luton Town vs Reading
Chelsea vs Morecambe
Exeter City vs Sheffield Wednesday
Norwich City vs Coventry City
Blackpool vs West Brom
Newport County vs Brighton
Cheltenham Town vs Mansfield Town

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US