Wararka naga soo gaarayo magaalada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Ceelwaaq ay ku soo dhaacday diyaarad sidday dad rakaab ah ,

Diyaaraddaan ayaa la sheegay in ay ka soo baxday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, mana cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay diyaaradda.

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in ay diyaaraddaan ay sidday dad gaaraya illaa iyo 45 qof oo rakaab ah.

Wixii ku soo kordha warkaan kala soco Goobjoog News

 

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US