Mareeg.online: Mid kamid ah Musharaxiinta ugu cadcad Xilka Raiisul Wasaarenimo ayaa looga yeeray Xafiiska Madaxweyne Farmaajo.

Cabdulaahi Cali Xasan oo ah Wasiirka Ganacsiga Somalia, kana soojeeyda Gobaka banaadir ayaa looga yeeray Xaafiiska Madaxweynaha

Ilawareedyo lagu kolsoonaa karo ayaa Sheegaya in wasiir Cabadullahi Xirsi uu kamid yahay shqsi-yaadka ugu cad cad Xilka Ra,iisal wasaaraha dalka,,

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Mareeg.online.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US