Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun.

Waxaa Jaaliyadaha Puntland/Jubbaland iyo guud ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Denmark ka baxay Walaal  nagu qaaliya Xaaji Maxamed Huseen (Daaniye) Sh. Maxamed Bashiir, oo xalay ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee dalka Denmark.

Jaaliyadu waxay ka tacsiyeynayaan geerida ku timi Walaal Maxamed Xusseen Daaniye, Waxayna illaahay uga baryayaan inuu naxariistii Janno ka waraabiyo denbigiisa allaha dhaafo, su’aasha qabriga allaha u fududeeyo samir iyo Iimaana allaha ka siiyo dhammaan Qoyska reer Huseen Daaniye, xaaskii iyo awlaadii, Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee uu ka baxay ee dalka Denmark.

Puntlandpost.com

The post Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee DK oo ka tacsiyeynaya Geeridii ku timi Xaaji Maxamed Xuseen (Daaniye) oo Xalay ku geeriyooday M. copenhagen appeared first on Puntland Post.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US