(Rome) 19 Luulyo 2021. Waxaa iska caadi ah inuu Jose Mourinho sameeyo ficillo maad leh marmarna abuura hadal heyn balaaran, haatanna waxaa uu farsamo cusub kusoo kordhiyay tababarka kooxda AS Roma.

Tababaraha isku naaneysay Special One (Mid khaas ah) ayaa kaamirooyinka hawada loo diro ee loo yaqaano DRONE ku duubay tababarkii Roma si uu xiddigahiisa u tuso khaladaadka tababarka ay ku sameynayaan.

Naadiga Roma ayaa barteeda Twitter-ka soo dhigtay muuqaal gaaban oo muujinaya macallinka reer Portugal oo adeegsanaya kaamirooyinka hawada loo diro xilli uu kooxdiisa u diyaarinayo inay xilli ciyaareedka soo socda bandhig heer sare ah ka sameeyaan horyaalka Serie A.

DAAWO SAWIRRADA:

Jose Mourinho films Roma training with a DRONE 'to show players their  mistakes in real time' | Daily Mail Online

Mourinho installs drone and screen at Roma ground - Football Italia

Training of Roma, a drone sends back the images in real time

Jose Mourinho films Roma training with a DRONE 'to show players their  mistakes in real time' | Daily Mail Online

Jose Mourinho takes AS Roma training sessions to next level using drone  technology | GiveMeSport

Jose Mourinho films Roma training with a DRONE 'to show players their  mistakes in real time' - Saty Obchod News

Gool FM.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US