(Manchester) 18 Sebt 2021. Kooxaha Manchester City iyo Southampton ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Etihad, kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac 0-0 ah, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League.

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Manchester City iyo Southampton, bar-bardhac 0-0 ah.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhammaatay bar-bardhac 0-0 ah ay ku kala baxeen labada kooxood ee Manchester City iyo Southampton, kaddib kulan aad u xiiso badnaa ay ku wada ciyaareen garoonka Etihad, kaasoo qeyb ka ahaa horyaalka Premier League.

SAWIRRO:

Image

Gool FM.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US