Inkasta oo ayna cidna ka badbaadi doonin mashaqada dhaqaale ee xanuunka Korona hadana Man United ayaa la filayaa in ay saxiixyo badan samayso suuqa xagaaga.

Kooxda Ole Gunnar Solskjaer oo qaab ciyaareed fiican ku jirta tan ilaa markii ay Bruno Fernandes la soo saxiixdeen suuqii January ayaa isha ku haya in ay sameeyaan saxiixyo cusub.

Man United ayaa haatanba lala xidhiidhinayaa xiddigo badan oo reer yurub ah si ay kooxda ugu xoojiso waxana si joogto ah loola xidhiidhiyaa xiddigo cusub.

Hadaba wargayska Daily Star ayaa soo saaray liiska 37-ka xiddig ee ilaa haatan lala xidhiidhinayo kooxda Man United.

  1. Marc Jurado (Barcelona)
  2. Thomas Meunier (PSG)
  3. Faitout Maouassa (Rennes)
  4. David Alaba (Bayern Munich)
  5. Fode Ballo-Toure (Monaco)
  6. Nuno Mendes (Sporting Lisbon)
  7. Riccardo Calafiori (Roma)
  8. Kalidou Koulibaly (Napoli)
  9. Benoit Badiashile (Monaco)
  10. Joe Rodon (Swansea)
  11. Mohammed Salisu (Real Valladolid)
  12. Merih Demiral (Juventus)
  13. Milan Skriniar (Inter Milan)
  14. Samuel Umtiti (Barcelona)
  15. Corentin Tolisso (Bayern Munich)
  16. Adrien Rabiot (Juventus)
  17. Wilfred Ndidi (Leicester City)
  18. Matteo Guendouzi (Arsenal)
  19. Federico Bernadeschi (Juventus)
  20. Kai Havertz (Bayer Leverkusen)
  21. James Maddison (Leicester City)
  22. Jack Grealish (Aston Villa)
  23. Donny van de Beek (Ajax)
  24. Leon Bailey (Bayer Leverkusen)
  25. James Rodriguez (Real Madrid)
  26. Federico Chiesa (Juventus)
  27. Adama Traore (Wolves)
  28. Ansu Fati (Barcelona)
  29. Jadon Sancho (Borussia Dortmund)
  30. Douglas Costa (Juventis)
  31. Raul Jimenez (Wolves)
  32. Erling Haaland (Dortmund)
  33. Pietro Pellegri (Monaco)
  34. Moussa Dembele (Lyon)
  35. Josh King (Bournemouth)
  36. Lautaro Martinez (Inter Milan)
  37. Wissam Ben Yedder (Monaco)

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US