Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan deg deg ah ka yeeshay arrimaha siyaasadda Somaaliya, ayaa soo saaray saddex iyo toban go’aan.

Baaralamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin go’aamadii ay Golaha Shababka Soomaaliya ku ansixiyeen matalaada gobolka Banaadir, qoondada Haweenka iyo doorashada 2020/2021.

Sidoo kale Baarlamaanka Puntland ayaa tilmaamay in isaga oo ka duulaya qodobka 4-aad ee Dastuurka Puntland iyo go’aamadii shirkii wadatashiga Puntland, uu qaadayo tallaabo kasta oo lagu badbaadinayo jiritaanka iyo masiirka Puntland.

Hoos ka akhriso go’aamada ka soo baxay Baarlamaanka Puntland oo dhameystiran.

PUNTLAND POST

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US