Sakariye Cabdullaahi Xuseen oo ah Milkiilaha iyo aas aasaha Shirkadda Daljir Forex ayaa la baxsaday lacag uu u hayay bulsho soomaaliyeed oo u balanqaaday Faa’iido.

Ninkaan ayaa la sheegay in maalmahan ay raadinayeen booliska Soomaaliya balse uu ka baxsaday waxaana hadda xiran ku xigeenkiisi oo lagu magacaabo Taakow iyo qaar kamid ah shaqaalaha Daljir Forex.

Waxaa gabi ahaanba meesha laga saaray baraha bulshada ee shirkaddu ay laheyd iyo xafiiskii ay magaalada ka daganeyd oo laga fiiqay boorarkii iyo astaamihii shirkadda

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US