Wargayska MARCA ayaa shaaca ka qaaday mudada uu xiddiga khadka dhexe ee Federico Valverde ka maqnaan doono garoomada kadib dhaawac soo gaadhay.

Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay in uu xiddiga khadka dhexe ee Federico Valverde ku dhaawacmay kulankii Copa Del Rey-ga ee ay Los Blanocs kaga hadhay tartanka.

Kooxda ayaa sheegtay in uu xiddigu garoomada ka maqnaan doono muddo 2 todobaad ah kadib dhaawac soo gaadhay xiddiga Federico Valverde.

Kooxda Real Madrid ayaa sheegtay in uu xiddiga khadka dhexe ee Federico Valverde ka dhaawacmay muruqa kulankii Copa Del Rey-ga ee todobaadkii hore.

Sidaas darteed xiddiga reer Uruguay ayaan kooxdiisa u ciyaari doonin muddo laba todobaad ah si uu uga soo kabsado dhaawaca soo gaadhay.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US