(Manchester) 01 Agoosto 2020. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa markale ammaanay kooxda ay xilfaltamaan haatan uu hoggaaminayo tababare Jürgen Klopp ee Liverpool.

Pep Guardiola ayaa wareysigan uu bixiyay wuxuu ku cadeeyay in nooca hadda ee Liverpool uu hoggaaminayo Jürgen Klopp ay tahay kooxdii ugu adkeyd uu ka horyimid xirfadiisa tababarnimo oo dhan.

Haddaba Pep Guardiola ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay:

“Liverpool sanadkan iyo sanadkii hore waa kooxdii ugu adkayd ee aan waajahay xirfadeyda oo dhan”.

“Ciyaartoyda Liverpool waxay ku xoogan yihiin wax walba, maskax ahaan iyo jir ahaanba”.

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US