Madaxwayna ku xigeenka qaramada midoobay ayaa loo doortay markii ugu horaysay burburkii ka dib qof soomaali ah.

Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cusmaan Baalle ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka Golaha guud ee Qaramada midoobay.

Soomaaliya ayaa nasiib ugu heshay in qof soomaali ah maamulo hayada maxkamada cadaalada aduunka.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US