(Spain) 10 Luulyo 2020. Quique Setién ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona ee kaga qeyb galaya kulanka Real Valladolid ee horyaalka La Liga.

Macalin Quique Setién iyo wiilashiisa ayaa waxay isku diyaarinayaan kulanka horyaalka La Liga ay habeen dambe booqan doonaan kooxda Real Valladolid, kaasoo qeyb ka ah kulamada 36-aad ee horyaalka Spain xilli ciyaareedkan 2019/2020.

Tababare Quique Setién ayaa liiskan ugu yeeray 18-ka ciyaaryahan ee kaga qeyb gali doonto kulanka habeen dambe kula ciyaari doonaan Real Valladolid.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Quique Setién, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Real Valladolid ee horyaalka La Liga dalka Spain:

Image

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US