(Munich) 13 Sebt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Bayern Munich uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Champions League.

Kooxda reer Jarmal oo goordhow u duushay Magaalada Barcelona ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka habeen dambe ay garoonka Camp Nou ku booqanayaan Barcelona.

Liiska Bayern Munich waxaa hoggaaminaya Lewy, Muller iyo Sarr.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Bayern Munich uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ee Barcelona:-

Gool FM.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US