Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska 21-ka xiddig ee uu kaga hor tagi doono kooxda Shakhtar kulan ka tirsan champions League.

Waxa Liiska ku soo laabtay xiddiga Karim Benzema kaas oo ka maqnaa kulamadii ugu dambeeyay ee tartamada oo dhan.

Waxa dhanka kale Liiska ka maqan xiddiga Sergio Ramos kaas oo wali aan ka soo kabsan dhaawacii ka soo gaadhay waajibaadka xulka qarankiisa.

Waxa sidoo kale ka maqn Liiska xiddiga Eden Hazard kaas oo dhaawac ku seegaya kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii Alaves ee horyaalka La Liga.

Image

Sii Akhriso: DEG-DEG: Somaliya Oo Muqdisho Ka Caydhisay Safiirka Kenya U Fadhiyay Somaliya & Sababta Oo La Ogaaday.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US