Haddii uu Guddoomiyaha fadhiga maqan yahay safiir Abuukar waxaa uu qaban-doonaa:

1. Waxaa uu guddoominayaa fadhiga.
2. Fadhiyada isaga ayaa furaya oo hadana xiraya.
3. Waxaa uu maamulayaa doodaha socda.
4. Dadka ayuu hadalka u qeybinayaa.
5. Waxaa uu xirayaa liiska inta hadleysa.
6. Waxaa uu shaacinayaa waqtiga la hadli karo.
7. Cod ayuu gelinayaa haddii codeyn jirto.
8. Go’aannada soo baxa ayuu ku dhawaaqayaa.
9. Inta jeer ee mas’uul dowlad matalo uu hadli karo ayuu xadidaa.
10. Waxaa uu dib dhigi karaa kulanka ama xeri karaa
11. Waxaa uu laali karaa kulanka ama joojin

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US