Kooxaha sida weyn u xafiiltama ee Man United iyo Liverpool ayaa isaga hor iman doona kulankoodii labaad muddo 6 maalin ah gudohood kulan ka tirsan tartanka FA Cup.

Labada kooxood ayaa bar-baro bilaa gool ah ku kala baxay Axadii hore kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League kulan ka dhacay Anfield.

Labada kooxood ayaa markan isaga hor iman doono tartanka FA Cup-ka iyada oo ay labada kooxoodba isha ku hayaan in ay iska xaadiriyaan wareega xiga.

Labada kooxood ayaa la filayaa in ay is badal ku sameeyaan shaxdooda laakiin ku soo galaan shax adag oo xoogan si ay guul uga gaadhaan kulanka.

Hadaba shabakada Sports Mole ayaa soo saartay shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood ka hor kulanka Axada ee tartanka FA Cup-ka.

Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigagah ugu badan iyaga oo ku leh 6 xiddig halka ay Man United ku leedahay shan xiddig.

Combined XI: LIV vs. MNU

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Hadii Gacaliyahaagu Kuu Xanaaqsan Yahay, Ku Raali Gali Arimahan, Wuu Ku Cafin Doonaa.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US