Kooxda Arsenal ayaa booqanaysa kooxda Southampton kulan FA Cup-ka ah oo ka tirsan wareega 4-aad ee tartanka.

Mikel Arteta ayaa kulanka soo gali doona isaga oo haysta dookho badan oo uu ka xulan karo shaxdiisa kulanka maadama ay inta badan kooxdiisu taam u tahay.

Tababaraha ayaa la filayaa in uu fursad ay isku muujiyaan siiyo xiddigaha Gabriel Martinelli, Nicolas Pepe & Willian kulankan sidoo kale nasiyo xiddigaha muhiimka ah u ah kooxda.

Mikel Arteta ayaa sidoo kale la filaya in uu shax adag ku soo galo kulanka isaga oo doonaya in uu difaacdo koobka uu xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay.

Xiddigaha Smith Rowe, Ceballos & Elneny ayaa la filayaa in ay khadka dhexe ee Gunners ee kulankana ku bilowdaan.

Mikel Arteta is expected to chop and change for Arsenal's FA Cup game against Southampton

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US