Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan todobaadkii 10-aad.

Koeman ayaa shaxdiisa ku bilaabay weerarka xiddigaha Griezmann, Messi iyo Dembele halka ay khadka dhexe waxa ciyaarayaan xiddigaha Pjanic, Pedri iyo De Jong.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Atletico Madird:

Barcelona: Ter Stegen, Roberto,Piqué, Lenglet, Alba, Pjanic, De Jong, Griezmann, Pedri, Dembelé, Messi.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US