Tababaraha Kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Burnley kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Solskjaer ayaa ku soo galay shaxdiisa ugu adag isaga oo weerarka ka ciyaariisanaya xiddigaha martial iyo Cavani.

Sidoo kale waxa kulanka taam u noqday xiddigaha Pogba, Bailly iyo SHaw kuwaas oo uu shaki ku jira taam ahaanshohooda.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Burnley: Pope, Lowton, Tarkowski, Mee, Pieters, Brady, Westwood, Gudmundsson, Brownhill, Barnes, Wood.

Kaydka: Norris, Cork, McNeil, Stephens, Rodriguez, Bardsley, Vydra, Long, Benson.

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Bailly, Maguire, Shaw, Matic, Pogba, Rashford, Fernandes, Martial, Cavani.

Kaydka: Henderson, Mata, Greenwood, Fred, James, Alex Telles, Van de Beek, Tuanzebe, McTominay.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Gabadheey Hadii Uu Ninku Kuu Sameeyo 6-dan Arin Ha Sii Dayn, Waa Kii Nolosha Kula Wadaagi Lahaa.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US