Tababaraha Kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Newcastle United kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Frank Lampard ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Ziyech, Abraham, Werner isaga oo kaydka dhigay xiddiga khadka dhexe ee Jorginho.

Dhnaka kale Chilwell ayaa ku bilowday shaxda kadib markii uu ku dhaawacmay waajibaadka xulka qarankiisa.

Sidoo kale waxa seegay shaxda daafaca Thiago Silva waxana booskiisa ku bilowday xiddiga reer Germany ee Rudiger.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Newcastle United: Darlow, Clark, Lascelles, Fernandez, Manquillo, Hayden, S Longstaff, Lewis, Murphy, Saint-Maximin, Joelinton.

Kaydka: Gillespie, Schar, Krafth, Hendrick, Shelvey, Almiron, Carroll.

Chlesea: Mendy, James, Rudiger, Zouma, Chilwell, Kante, Kovacic, Mount, Ziyech, Abraham, Werner.

Kaydka: Kepa, Christensen, Azpilicueta, Emerson, Jorginho, Hudson-Odoi, Giroud.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US