Real Madrid ayaa soo saartay shaxda ay kaga hor tagi doonaan kooxda Deportivo Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Tababare Zidane ayaa ka maqan kooxdiisa sabab la xidhiidha xanuunka Korona oo laga helay waxana kooxda hogaaminaya caawiyihiisa.

Real Madrid ayaa ku soo gashay shax adag xilli ay ka maqan yihiin xiddigo muhiim ah sabab la xidhiidha dhaawaca.

Daafaca Sergio Ramos ayaa ka maqan shaxda Real Madrid waxana kooxda kabtan u ah Karim Benzema.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Courtois; Militiao, Varane, Mendy, Vasquez; Modric, Casemiro, Kroos; Hazard, Asensio, Benzema.

Kaydka: Lunin, Altube, Marcelo, Odriazola, Vini Jr, Isco, Mariano, Blanco, Chust.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US