Shaxda Rasmiga Ah Ee Southampton Vs Arsenal: Arteta Oo Shax Adag Ku Soo Galay.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Southampton kulan ka tirsan FA Cup-ka.
Mikel Arteta ayaa ku soo galay shax adag isaga oo weerarka ka ciyaarsiinaya xiddigaha Willian, Martinelli, Nketiah Iyo Pepe.
Dhanka kale daafaca Gabriel ayaa ku soo laabtay shaxda halka uu khadka dhexe hogaaminayo xiddiga Xhaka.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Southampton: Forster, Walker-Peters, Bednarek, Stephens, Bertrand, Diallo, Ward-Prowse, Armstrong, Walcott, Ings, Adams.
Kaydka: Watts, Long, Valery, Vokins, Ramsay, N’Lundulu, Lewis, Jankewitz, Chauke
Arsenal: Leno, Bellerin, Holding, Gabriel, Cedric, Elneny, Xhaka, Pepe, Willian, Martinelli, Nketiah.
Kaydka: Saka, Lacazette, Runarsson, Maitland-Niles, Thomas, Chambers, Luiz, Willock, Ryan