Tababarayaasha Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka ka dhici doona Tottenham Hotspur Stadium Kana tirsan horyaalka premier League.

Tababare Jose Mourinho ayaa ku soo galay shaxdiisa ugu adag isaga oo ku bilaabay xiddigaha Bergwijn, Son, Kane weerarkiisa.

Mourinho ayaa gabi ahaan shaxdiisa ka reebay xiddiga Dele Alli halka uu kaydka xiddiga Gareth Bale.

Dhanka kale Pep Guadiola ayaa kaydka dhigay xiddigaha Sterling, Aguero isaga oo weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Torres, De Bruyne, Mahrez iyo Jesus.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Tottenham: Lloris, Aurier, Alderweireld, Dier, Reguilon, Sissoko, Hojbjerg, Bergwijn, Ndombele, Son, Kane

Kaydka: Hart, Bale, Rodon, Lo Celso, Moura, Davies, Vinicius

Man City: Ederson, Walker, Dias, Laporte, Cancelo, Rodri, Bernardo, Torres, De Bruyne, Mahrez, Jesus

Kaydka: Steffen, Stones, Sterling, Gundogan, Aguero, Foden, Garcia

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US