Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagayo kooxda Villarreal kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Tababare Zidane ayaa daafaciisa dhexe ku bilaabay xiddiga Nacho kaas oo badalay Sergio Ramos oo dhaawac ku seegay kulanka.

Dhanka kale tababre Zidane ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddiga Mariano kaas oo badalay Karim Benzema oo dhaawac kuseegay kulanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Villarrel:

Real Madrid: Courtois, Carvajal, Varane, Nacho, Mendy, Ødegaard, Kroos, Modric, Lucas Vázquez, Mariano, Hazard.

Kaydka: Lunin, Altube; Asensio, Marcelo, Vinicius, Isco, Chust, Rodrygo, Aranda

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US