(Barcelona) 14 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ee ciyaarta koowaad guruubka F ee tartanka Champions League.

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kulanka ugu horreeya ee wareegga guruubyada Champions League garoonkeeda kusoo dhoweyneysa naadiga Bayern Munich oo ka mid ah kooxaha loo saadaalinayo hanashada tartankan.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI: Ter Stegen, Araujo, Pique, Garcia, Roberto, De Jong, Busquets, Pedri, Alba, L. De Jong, Depay

Image

Bayern XI: Neuer, Pavard, Sule, Upamecano, Davies, Kimmich, Goretzka, Musiala, Muller, Sane, Lewandowski

Image

Gool FM.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US