(Burnley) 18 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Burnley iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Burnley ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burnley iyo Arsenal kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Burnley: Gudmundsson, Barnes, Westwood, Wood, Lowton, Mee, Tarkowski, Taylor, Pope, Brownhill, McNeil.

Keydka Burnley: Lennon, Pieters, Bardsley, Hennessey, Jay Rodriguez, Cork, Vydra, Cornet, N. Collins.

Safka hore ee Arsenal: Aubameyang, Partey, Pepe, Tierney, Martin Odegaard, Tomiyasu, Gabriel, Ramsdale, B. White, Smith Rowe, Saka.

Keydka Arsenal: Lacazette, Leno, Cedric, Mari, Maitland-Niles, Holding, A. Lokonga, Martinelli, Nuno Tavaresb.

Gool FM.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@HILLAAC.NET AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR

LIKE US